Taariikhdii Kowaad 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyaga sidii abtiriskoodii ahaa waa loo tiriyey iyo sidii ay u kala dhasheen, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda oo ah rag xoog badan, tiradooduna waxay ahayd labaatan kun iyo laba boqol.

Taariikhdii Kowaad 7

Taariikhdii Kowaad 7:5-14