Taariikhdii Kowaad 29:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii aad ugu farxay raallinimadii ay raalligooda wax ku bixiyeen aawadeed, maxaa yeelay, iyagu qalbi qumman ayay Rabbiga wax ugu bixiyeen iyagoo raalli ka ah, oo Boqor Daa'uudna farxad weyn buu farxay.

Taariikhdii Kowaad 29

Taariikhdii Kowaad 29:5-17