Taariikhdii Kowaad 29:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed ayaa Daa'uud Rabbiga ku ammaanay shirkii oo dhan hortiisa, oo yidhi, Rabbiyow, awowgayo Israa'iil Ilaahiisiiyow, weligaa iyo weligaaba ammaanu ha kuu ahaato.

Taariikhdii Kowaad 29

Taariikhdii Kowaad 29:7-18