Taariikhdii Kowaad 28:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Ilaah baa igu yidhi, Waa inaadan guri u dhisin magacayga aawadiis, maxaa yeelay, waxaad tahay nin dagaal, oo dhiig baad daadisay.

Taariikhdii Kowaad 28

Taariikhdii Kowaad 28:2-7