Taariikhdii Kowaad 28:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Boqor Daa'uud cagaha isku taagay, oo wuxuu yidhi, Walaalahay iyo dadkaygiiyow, i maqla. Aniga waxaa qalbigayga ku jirtay inaan guri nasasho u dhiso sanduuqa axdiga Rabbiga iyo meel uu Ilaaheennu cago saaro, oo dhismihiina alaab baan u diyaariyey.

Taariikhdii Kowaad 28

Taariikhdii Kowaad 28:1-9