Taariikhdii Kowaad 24:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidanaa iyagii saami loogu kala qaybiyey, oo caynba caynkii kale waa lagu daray, waayo, waxaa jiray amiirro meesha quduuska ah, iyo amiirro Ilaah oo ahaa reer Elecaasaar iyo reer Iitaamaar labadaba.

Taariikhdii Kowaad 24

Taariikhdii Kowaad 24:1-10