Taariikhdii Kowaad 24:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Elecaasaar waxaa laga dhex helay niman madax ah oo ka badan intii reer Iitaamaar laga helay, oo iyagii sidanaa loo kala qaybiyey, reer Elecaasaar waxaa ku jiray lix iyo toban nin, oo qolooyin madax u ah, oo reer Iitaamaarna waxaa ku jiray siddeed, sidii qolooyinkoodu kala ahaayeen.

Taariikhdii Kowaad 24

Taariikhdii Kowaad 24:1-6