Taariikhdii Kowaad 20:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo taas dabadeed waxay noqotay in reer Falastiin haddana Geser lagula diriray, oo Sibbekay oo reer Xushaad ahaa wuxuu dilay Sifay, oo ahaa mid ka mid ah wiilashii Rafaa, oo iyagiina waa la jebiyey.

Taariikhdii Kowaad 20

Taariikhdii Kowaad 20:1-8