Taariikhdii Kowaad 20:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dibadduu u soo bixiyey dadkii magaalada ku jiray, oo wuxuu hoos dhigay miinshaaro iyo biro wax lagu qodo, iyo faasas. Oo magaalooyinkii reer Cammoon oo dhan Daa'uud saasuu u wada galay. Markaasaa Daa'uud iyo dadkii oo dhammu ku noqdeen Yeruusaalem.

Taariikhdii Kowaad 20

Taariikhdii Kowaad 20:1-8