Taariikhdii Kowaad 2:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Sheeshaan wiilal ma lahayn, gabdho mooyaane. Oo Sheeshaan wuxuu lahaa addoon Masri ah, oo magiciisana waxaa la odhan jiray Yarxaac.

Taariikhdii Kowaad 2

Taariikhdii Kowaad 2:29-36