Taariikhdii Kowaad 2:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilashii Yoonaataanna waxay ahaayeen Feled, iyo Saasaa. Kuwaasu waxay wada ahaayeen wiilashii Yeraxme'eel.

Taariikhdii Kowaad 2

Taariikhdii Kowaad 2:26-36