Taariikhdii Kowaad 19:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasay u soo kiraysteen laba iyo soddon kun oo gaadhifaras, iyo boqorkii Macakaah iyo dadkiisii, kuwaasoo yimid oo Meedebaa horteeda degay. Oo reer Cammoonna waxay iska soo wada urursadeen magaalooyinkoodii, oo dagaal bay u soo baxeen.

Taariikhdii Kowaad 19

Taariikhdii Kowaad 19:1-16