Taariikhdii Kowaad 19:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Cammoonna markay ogaadeen inay Daa'uud isnacsiiyeen ayaa Xaanuun iyo reer Cammoon sii dhiibeen kun talanti oo lacag ah inay gaadhifardood iyo rag fardooley ah kaga soo kiraystaan Mesobotamiya, iyo Aram Macakaah, iyo Soobaah.

Taariikhdii Kowaad 19

Taariikhdii Kowaad 19:1-8