Taariikhdii Kowaad 19:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Suuriya markay arkeen in iyaga looga adkaaday reer binu Israa'iil hortooda ayay wargeeyayaal u direen oo soo kaxeeyeen reer Suuriyihii Webiga ka shisheeyey, iyagoo uu madax u yahay Shoofag oo ahaa sirkaalkii ciidanka Hadarceser.

Taariikhdii Kowaad 19

Taariikhdii Kowaad 19:15-17