Taariikhdii Kowaad 19:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Cammoonna markay arkeen in reer Suuriya carareen ayay iyana walaalkiis Abiishay hortiisa saasoo kale uga carareen, oo waxay galeen magaaladii. Markaasaa Yoo'aab Yeruusaalem yimid.

Taariikhdii Kowaad 19

Taariikhdii Kowaad 19:8-17