Taariikhdii Kowaad 17:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waanan kula jiray meel kastoo aad tagtayba, oo cadaawayaashaadii oo dhanna hortaadaan ka baabbi'iyey. Oo waxaan kuu bixin doonaa magac la mid ah magacyada kuwa waaweyn oo dhulka jooga.

Taariikhdii Kowaad 17

Taariikhdii Kowaad 17:3-16