Taariikhdii Kowaad 17:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxaad addoonkayga Daa'uud ku tidhaahdaa, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Anaa kaa soo kaxeeyey xeradii idaha iyo idihii aad raacaysay, inaad ahaatid amiir u taliya dadkayga reer binu Israa'iil,

Taariikhdii Kowaad 17

Taariikhdii Kowaad 17:3-15