Taariikhdii Kowaad 17:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Ilaahayow, anoo addoonkaaga ah wax baad ii muujisay, oo waxaad igu tidhi, Reer baan kuu dhisi doonaa, sidaas daraaddeed waan ku dhiirranahay inaan baryadan hortaada kugu baryo.

Taariikhdii Kowaad 17

Taariikhdii Kowaad 17:19-27