Taariikhdii Kowaad 17:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magacaaguna ha xoogaysto oo ha weynaado weligiis, hana la yidhaahdo, Rabbiga ciidammadu waa Ilaaha reer binu Israa'iil, isagu wuxuu Ilaah u yahay reer binu Israa'iil, oo anoo addoonkaaga Daa'uud ah reerkaygu hortaaduu ku dhisan yahay.

Taariikhdii Kowaad 17

Taariikhdii Kowaad 17:17-25