Taariikhdii Kowaad 17:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal quruuntee baa dunida joogta oo la mid ah dadkaaga reer binu Israa'iil, kuwaasoo adiga qudhaadu aad soo furatay inay dad kuu ahaadaan iyo inaad magac isugu yeesho waxyaalo waaweyn oo cabsi badan, markaad quruumaha ka eriday dadkaaga hortiisa, kuwaasoo aad ka soo furatay dalkii Masar?

Taariikhdii Kowaad 17

Taariikhdii Kowaad 17:13-22