Taariikhdii Kowaad 17:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, mid kula mid ahu ma jiro, oo adiga mooyaane Ilaah kale ma jiro, siday ahaayeen kulli wixii aannu dhegahayaga ku maqalnay oo dhammu.

Taariikhdii Kowaad 17

Taariikhdii Kowaad 17:13-27