Taariikhdii Kowaad 16:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa mahad leh Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, Tan iyo weligiis iyo weligiisba. Markaasaa dadkii oo dhammu waxay yidhaahdeen, Aamiin, oo Rabbigay ammaaneen.

Taariikhdii Kowaad 16

Taariikhdii Kowaad 16:35-43