Taariikhdii Kowaad 16:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad tidhaahdaan, Ilaaha badbaadadayadow, Na badbaadi, Oo na soo wada ururi oo quruumahana naga samatabbixi, Si aannu magacaaga quduuska ah ugu mahadnaqno, Oo aannu ammaantaada ugu guulaysanno.

Taariikhdii Kowaad 16

Taariikhdii Kowaad 16:26-41