Taariikhdii Kowaad 13:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay yimaadeen meeshii hadhuudhka lagu tumi jiray oo Kiidon ayaa Cuusaa gacanta fidiyey si uu u qabto sanduuqii, waayo, dibidii sidday ayaa turunturootay.

Taariikhdii Kowaad 13

Taariikhdii Kowaad 13:5-14