Taariikhdii Kowaad 13:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uud iyo reer binu Israa'iil oo dhammu waxay Ilaah hortiis ku cayaareen xooggooda oo dhan, oo gabayo, iyo kataarado, iyo shareerado, iyo dafaf, iyo suxuun laysku garaaco, iyo turumbooyin ayay ku cayaareen.

Taariikhdii Kowaad 13

Taariikhdii Kowaad 13:1-10