Taariikhdii Kowaad 11:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii Yebuus degganaa waxay Daa'uud ku yidhaahdeen, Adigu halkan soo geli maysid. Habase yeeshee Daa'uud waa qabsaday qalcaddii Siyoon, oo taasuna waa magaaladii Daa'uud.

Taariikhdii Kowaad 11

Taariikhdii Kowaad 11:1-14