Taariikhdii Kowaad 11:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud iyo reer binu Israa'iil oo dhammu waxay tageen Yeruusaalem (taasoo ah Yebuus), oo halkaasna waxaa joogay dadkii dalka degganaa oo ahaa reer Yebuus.

Taariikhdii Kowaad 11

Taariikhdii Kowaad 11:1-7