Sharciga Kunoqoshadiisa 4:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu idinku kala firdhin doonaa dadyowga dhexdooda, oo quruumaha Rabbigu xaggooda idiin hoggaamin doono idinkoo yar ayaad ku dhex hadhi doontaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:20-32