Sharciga Kunoqoshadiisa 4:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waxaan samada iyo dhulka maanta ugu yeedhayaa inay idinku marag furaan, inaad dhaqso uga wada baabbi'i doontaan dalka aad Webi Urdun uga gudbaysaan inaad hantidaan. Dalkaas cimrigiinnu kuma raagi doono, laakiinse kulligiin waad wada baabbi'i doontaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:25-36