Sharciga Kunoqoshadiisa 4:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse anigu waa inaan dalkan ku dhintaa, oo waa inaanan Webi Urdun ka gudbayn, laakiinse idinku waad gudbi doontaan, waanad hantiyi doontaan dalkaas wanaagsan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:19-31