Sharciga Kunoqoshadiisa 4:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Rabbigu wuu iigu cadhooday idinka daraaddiin, oo wuxuu ku dhaartay inaanan Webi Urdun ka gudbin, iyo inaanan gelayn dalka wanaagsan oo Rabbiga Ilaahiinna ahu dhaxal idiin siinayo,

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:20-30