Sharciga Kunoqoshadiisa 4:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu idinkala hadlay dabka dhexdiisii, oo idinku waxaad maqasheen erayada codkoodii, laakiinse wax qaab leh ma aydaan arkin, waxaase keliyahoo aad maqasheen cod.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:11-13