Sharciga Kunoqoshadiisa 4:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo idinkuna waad soo dhowaateen oo waxaad istaagteen buurta hoosteedii, oo buurtiina waxaa ka qaxmayay dab samada ku tolan, oo waxaa jiray madow, iyo daruur, iyo gudcur qaro weyn.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:9-19