Sharciga Kunoqoshadiisa 29:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad meeshan timaadeen waxaa inagu soo baxay Siixon oo ahaa boqorkii Xeshboon iyo Coog oo ahaa boqorkii Baashaan, oo innana waynu laynay.

Sharciga Kunoqoshadiisa 29

Sharciga Kunoqoshadiisa 29:6-14