Sharciga Kunoqoshadiisa 29:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idinku ma aydaan cunin kibis, mana aydaan cabbin khamri ama wax lagu sakhraamo toona si aad u garataan inaan anigu ahay Rabbiga Ilaahiinna ah.

Sharciga Kunoqoshadiisa 29

Sharciga Kunoqoshadiisa 29:1-14