Sharciga Kunoqoshadiisa 29:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse u wada yeedhay reer binu Israa'iil oo dhan, oo wuxuu ku yidhi, Idinku waad wada aragteen wixii Rabbigu markaad Masar joogteen hortiinna ku sameeyey Fircoon iyo addoommadiisii oo dhan iyo dalkiisii oo dhan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 29

Sharciga Kunoqoshadiisa 29:1-10