Sharciga Kunoqoshadiisa 29:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwanu waa erayadii axdigii Rabbigu Muuse ku amray, oo uu reer binu Israa'iil kula dhigtay dalkii reer Moo'aab, oo aan ahayn axdigii uu iyaga kula dhigtay Buur Xoreeb.

Sharciga Kunoqoshadiisa 29

Sharciga Kunoqoshadiisa 29:1-11