Sharciga Kunoqoshadiisa 15:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Digtoonow, oo yaan fikir xun qalbigaaga gelin adoo isku leh, Sannaddii toddobaad ee saamaxaaddu waa soo dhow dahay. Walaalkaaga miskiinka ah si aan naxariis lahayn ha u eegin inaadan waxba siin. Haddii kalese Rabbiguu kaaga caban doonaa, oo taasuna dembi bay kugu noqon doontaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 15

Sharciga Kunoqoshadiisa 15:8-13