Sharciga Kunoqoshadiisa 15:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hubaal waa inaad isaga wax siisaa, oo markaad wax siisona qalbigaagu yuusan xumaan, maxaa yeelay, taas daraaddeed ayaa Rabbiga Ilaahaaga ahu kugu barakayn doonaa shuqulkaaga oo dhan iyo wax alla wixii aad gacanta ku qabatoba.

Sharciga Kunoqoshadiisa 15

Sharciga Kunoqoshadiisa 15:1-20