Sharciga Kunoqoshadiisa 13:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaad Rabbiga Ilaahiinna ah raacdaan oo ka cabsataan, oo waa inaad amarradiisa xajisaan oo codkiisa addeecdaan, waana inaad isaga u adeegtaan oo ku hadhaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 13

Sharciga Kunoqoshadiisa 13:1-14