Sharciga Kunoqoshadiisa 13:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waa inaydaan dhegaysan erayada nebigaas ama riyaalowgaas, waayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu wuu idin tijaabinayaa inuu ogaado bal inaad Rabbiga Ilaahiinna ah ka jeceshihiin qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan iyo in kale.

Sharciga Kunoqoshadiisa 13

Sharciga Kunoqoshadiisa 13:1-13