Sharciga Kunoqoshadiisa 12:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad halkaas keentaan qurbaannadiinna la gubo, iyo allabaryadiinna, iyo meel tobnaadyadiinna, iyo qurbaanka aad gacanta sare ugu qaaddaan, iyo waxyaalaha aad nidartaan, iyo qurbaannada aad ikhtiyaarka u bixisaan, iyo curadyada lo'diinna iyo adhigiinna.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:3-9