Sharciga Kunoqoshadiisa 12:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse meesha Rabbiga Ilaahiinna ahu uu qabiilooyinkiinna oo dhan ka dooranayo inuu magiciisa halkaas dhigo, taasoo ah rugtiisa, waa inaad doontaan, oo halkaas waa inaad timaadaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:1-13