Sharciga Kunoqoshadiisa 12:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaydaan Rabbiga Ilaahiinna ah saas ku samayn, maxaa yeelay, wax kasta oo Rabbigu karahsado oo uu neceb yahay ayay iyagu ilaahyadooda ku sameeyaan, oo xataa wiilashooda iyo gabdhahooda bay u gubaan ilaahyadooda.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:23-32