Sharciga Kunoqoshadiisa 12:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

digtoonaada, yaan dabin laydinku qabsan si aad iyaga u raacdaan, markii iyaga hortiinna laga baabbi'iyo ka dib, oo ha haybsanina ilaahyadooda oo ha odhanina, War quruumahanu sidee bay ugu adeegaan ilaahyadooda? Annana sidaas oo kalaannu yeelaynaaye.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:22-32