Sharciga Kunoqoshadiisa 12:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhawra oo dhegaysta erayadan aan idinku amrayo oo dhan, si aad idinka iyo carruurtiinna idinka dambaysaba weligiin u nabdoonaataan, markaad yeeshaan waxa wanaagsan oo ku qumman Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:23-32