Sharciga Kunoqoshadiisa 12:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waa inaad qurbaannadiinna la gubo, hilibka iyo dhiiggaba ku kor bixisaan meesha allabariga oo Rabbiga Ilaahiinna ah, oo allabarigiinna dhiiggiisana waa in lagu shubo meesha allabariga oo Rabbiga Ilaahiinna ah, hilibkase waa inaad cuntaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:22-30