Samuu'eel Labaad 9:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa boqorkii isagii ku yidhi, Xaggee buu joogaa? Siibaana wuxuu boqorkii ku yidhi, Wuxuu joogaa guriga Maakiir oo ah ina Cammii'eel ee deggan Loo Debaar.

Samuu'eel Labaad 9

Samuu'eel Labaad 9:3-7