Samuu'eel Labaad 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii yidhi, Miyaan reerkii Saa'uul wax ka hadhin aan Ilaah aawadiis ugu roonaadee? Siibaana wuxuu boqorkii ku yidhi, Waxaa ka hadhay wiil Yoonaataan dhalay, oo curyaan ah.

Samuu'eel Labaad 9

Samuu'eel Labaad 9:1-7