Samuu'eel Labaad 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waanan kula jiray meel kastoo aad tagtayba, oo cadaawayaashaadii oo dhanna hortaadaan ka baabbi'iyey. Oo waxaan kuu bixin doonaa magac weyn, oo la mid ah magacyada kuwa waaweyn oo dhulka jooga.

Samuu'eel Labaad 7

Samuu'eel Labaad 7:3-12